Saturday, April 30, 2016

An Easy Guide to Mexican Culture

An Easy Guide to Mexican Culture: This infographic can be used to help you learn about Mexican culture, civilizations, traditions.



MDakhare

Thursday, April 28, 2016

Moments of rest

We have an impressive day today, it is little bit shinny but much cooler in shade around the atmosphere no one couldn’t feeling passing through several kilometers on the barky road.

Ears on epicurean pleasure whispers wind blowing and the eyes caught everything was a green and looking beautiful clouds shedding small drops from the above shattering apart in the tiny holes from the reflection of the heat coming beneath the floor.----

@Dimage2maxspot

@Dimage3maxspot

Mohamed Dakhare 

Tuesday, April 26, 2016

5 useful quotes about Success

"Success is not the key to happiness. Happiness is the key to success. If you love what you are doing, you will be successful". 
Albert Schweitzer.

"Success consists of going from failure to failure without loss of enthusiasm". 
Winston Churchill.

"A successful man is one who can lay a firm foundation with the bricks others have thrown at him". 
David Brinkley.

"No man succeeds without a good woman behind him. Wife or mother, if it is both, he is twice blessed indeed". 
Godfrey Winn.

"The size of your success is measured by the strength of your desire; the size of your dream; and how you handle disappointment along the way". 
Robert Kiyosaki.

Mohamed Dakhare
Miyaad taqaana madaxwaynaha ugu aqoonta badan hogaamiyeyaasha maanta ee dunida? Oo haysta 7 degree shahaado aqooneed!

Madaxwayne R obert Mugabe ee dalka Zimbabwe waa madaxwaynaha ugu aqoonta badan oo sita 7 degree oo laba ka mida yihiin master degree
Mr Mugabe waxa uu kusoo barbaaray mad-habta Roman Catholic, sagoo la barbaranaya walaalaha Marist ee xubinamada bulsho waynta Roman Catholic, dugsiyada Jesuit schools kuna jira dugsiga college-ka waxbarasha gaarka ee the exclusive Kutama college, uu haysto wadaad masiixi Irish ah,  Jerome O’Hea, aabihii, kasoo lahaa masuuliyada daryeelka iyo barbaarintiisa.
Dhalinyaranimadiisii Mugabe ma ahayn shaqsi caan ku ah furfurnaanta bulsho nimada mana ahayn khaqsi leh firfircooni muuqata sidoo kalena waqtigiisii inta ugu badan wuxuu la qaatay wadaada masiixiyiinta iyo hooyadii markaanu akhriyayn buwaagta maktabadaha iskuulkiisa. Sidoo kale Mugabe waxa lagu qeexay ruux aan marnaba ciyaar iyo waqtigiisa firaaqada ah aan la qaadan jirin caruurta kale ee asaagiisa, laakiin uu ahaa oo keliya mid xiiseeya saaxiibkiisa. Rafiiqiisu waxa uu ahaa buwaagtiisa oo keliya sida uu qiray walaalkii Donato.
Robert waxa uu u qalin jebiyey macalimo, laakiin waxa uu ka tegey jaamacada Fort Hare ee kutaala South Africa kana qalin jebiyey sanadkii 1951, isla markaasna si joogto ah wuxuu kulamo ula qaadan jiray raga ay ka mid ka yihiin, Julius Nyerere, Herbert Chitepo, Robert Sobukwe iyo Kenneth Kaunda. Intaas ka dib, waxa uu wax ka bartay jaamacada Salisbury sanadihii 1953, Gwelo 1954, iyo Tanzania 1955 ilaa 1957.
Ugu horayntii wuxuu  qalin jebiyey sanadkii 1951 sagoo qaatay shahaadada Bachelor of arts degree jaamacada Fort Hare, wixii intaa ka danbeeyey Mugabe wuxuu kasbaday 6 shahaado degree dheeraada oo kale uu ku bartay waxbarshada masaafada (Distance learning) oo ay ku jiraan shahaadada ugu saraysa cilmiga maamulka iyo maaraynta (Bachelor of Administration), shahaadada cilmiga macalinimada, iyo sayniska (Bachelor of Education), (Bachelor of Science), jaamacada South Africa. wuxuu sidoo kale shahaadooyin ka haystaa cilmiga sharciga (Bachelor of Laws), shahaada masteraydka sayniska (Master of Science), iyo masteraydka sharciga (Master of Laws), uu dhamaantood ka qaatay jaamacada London External Programme. Labada degree ee sharciga wuxuu  qaatay mudaddii uu xabsiga ku jiray, halka uu Master degree-ga Sayniskana  qaatay mudaddii bilowgiisii Zambabwe.


Wax ka dhigidii Zambia iyo Ghana ee sanadihii 1955-1960-kii

Kadib qalin jebintiisii Mr Mugabe wuxuu lecturer ka noqday college macalimiinta lagu layliyo oo la yidhaahdo Chalimbana Teacher Training College oo ku yaala Waqooyiga Rhodesia dalka maanta looyaqaan (Zambiya) sanadihii 1955 ilaa 1957, intaas ka dibna wuxuu wax ka dhigay dugsi sare oo la yidhaahdo Apowa secondary school oo ah gobolka Takoradi ee waqooyiga dalka Ghana. Dhamaysashadiisa kadib wuxuu shahaado ka helay dugsiga Achimota school 1958 ilaa 1960, halkaasoo uu kula kulmay Sally Hayfron oo noqotay xaaskiisa uuna guursaday bishii April 1961.
Intii uu ku gudda jiray joogi taankiisa dalka Ghana, wuxuu saamayn soo jiidasho ku yeeshay ra’iisul wisaarihii dalka Ghana Kwame Nkrumah. Intaas waxa siidheer, Mugabe iyo qaar ka mida xubnaha urur siyaasadeedkii Zimbabwe African National Union Party ee u dagaalanka qadiyada xuriyad doonka dalka ayaa talo bixin ka helay  machadka talo bixinta Kwame Nkrumah Ideological Institute, kadibna udhaqaaqay xagaa iyo Winneba ee Koonfurta Ghana.